Madaxweynaha Puntland iyo wafti uu hogaaminaayo oo kasoo degay Magaalada New Delhi

Madaxweynaha Puntland1Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta [Axad] ka dagay magaalada New Delhi ee xarunta dalka India ka dib markii uu kulan la qaatay mas’uuliyiinta dalka Ethiopia

Akhriso Qodobada Dowlada Puntland kaga soo horjeedaan Dastuurka

Dib-u-eegidda Dowladda Puntland Qabyo qoraalka Dastuurka Federaalka ee Somalia (soo gaaray 30/04/2012)

Laba Nin Oo Dil Loogu Geystey Magaalada Bosaso

Waxaa galabnimadii maanta dil loogu geystey Xaafadda New Bosaso ee magaalada Bosaso laba nin oo la sheegay in ay isu adeer ahaayeen. Dilka oo ka dhacay agagaarka Xerada ay degan yihiin Xerta Rabiiciyada ayaa waxaa fuliyey dhalinyaro ku hubeysnaa bastoolado.

Wasiirka Amniga Puntland oo dib ugu soo noqday Boosaso

Wasiirka Amniga Puntland  ayaa mantay dib ugu soo laabtay dalka iyadoo uu in muddo ah ku maqnaa dalka dibadiisa.

Daadad xoog leh oo ku soo rogmaday magaalada Qardho (Sawiro)

Buuga Tacsida Wasiiru dowlihii Dustuurka Puntland Marxuum Dr.Cabdi Xassan Jimcaale oo 07/05/2012 ku geeriyoodey London-Uk